WARARKA

Dhageyso…CaliBoore”Xalka dhibaatada wixii ka dhacay Bariire kama sokeyso in Habargidir ay ku laabato deegaankeeda”

Xalka dhibaatada wixii ka dhacay Bariire kama sokeyso in Habargidir ay ku laabato deegaankeeda kana tagto gobolka Shabeelaha hoose sidaa waxaa yiri Cali Cabdi...

Maxkamada Sare oo Sheegtey In Shaqsiga Aan La Heysan Karin Dembi La,aan Wax Ka Badan 48 Saacadood

Maxkamadda sare ee dalk Soomaaliya ayaa war ka soo saartay mudada uu xirnaan karo maxbuuska, iyadoo aan wax maxkamad ah aan la horkeenin. Qoraal ka...

Akhriso Amar Culus oo Lagu Soo Dul Rogey Golaha Wasiirada

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed ayaa lagu amray xubnaha gollaha wasiirada in aysan isticmaali...

War Deg Deg ah Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Wadada Maka Al Mukarama

Qarax xooggan ayaa goor dhaw ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay soo baxayaaN warar hor dhac ah. Qaraxa ayaa la sheegay...

Dhegeyso: Xukuumada Federaalka Somaliya oo Sheegtey Iney Gudi u Saartey Dhacdadii Shaley Ka Dhacdey Deegaanka Bariire

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Guuleed Maxamed (Khadar) ayaa sheegay in kulan ay isug yimaadeen Golaha Amniga ee Wasiirada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img