Dhegeyso: Xukuumada Federaalka Somaliya oo Sheegtey Iney Gudi u Saartey Dhacdadii Shaley Ka Dhacdey Deegaanka Bariire

1
114

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Guuleed Maxamed (Khadar) ayaa sheegay in kulan ay isug yimaadeen Golaha Amniga ee Wasiirada ay ku magacaabeen guddi baaris dhab ah ku soo sameeya dhacdii 25-kii bishan ka dhacday deegaanak Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Guddigan ayaa waxaa guddoomiye u ah Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya, waxaana xubno ka ah ah Wasiiro iyo Saraakiil ciidan.

Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-Xukuumadda-

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-Xukuumadda-Soomaaliya Mobil

1 COMMENT

Comments are closed.