War Deg Deg ah Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Wadada Maka Al Mukarama

0
59

Qarax xooggan ayaa goor dhaw ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay soo baxayaaN warar hor dhac ah.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari la soo dhigay waddada, kaasoo markii danbe qarxay.

Gadiidka gurmad deg deg ah ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay, walina lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.