Waxaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan maanta lagu soo gabagabeeyey shirkii baarlamannada wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD, kaasi oo Saddex maalmood ka socday...
Ra’iisul Wasaraaha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa waxa uu ka hadlay rabshado dad badan ay ku dhinteen oo gudaha Itoobiya ku dhexmaray qowmiyadaha Soomaalida...
War Saxaafadeed ku qornaa Luuqa English-ka oo ka soo baxay Maamulka Shariif Xasan, ayaa lagu muujiyay taageerada maamulkaas ee ku aadan go’aankii Dowladda Sacuudiga...