WARARKA

Kulankii Golaha Wasiirada oo Maanta Kasoo Baxay Afar Qodob oo Lagu Adkeynayo Mowqifka Dhexdhexaadnimada ay Xukuumada Qaadatey

Shirkii todobaadlaha ee gollaha wasiirada Soomaaliya ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga Qaranka, Mowqifka Soomaaliya...

Dhegeyso:Danjiraha Somaliya Qaramada Midoobey u Fadhiya oo Xaqiijiyey In Somaliya Lacag Lagu Leeyahay

Qoraal lagu qorey boga Qaramada Midoobay, kaas oo ku taariikhaysan 07 September 2017, kana soo baxday xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagaga...

Ciidamo Kenyaan ah oo Ku Sugnaa Magalada Baardheere oo Halkaasi Isaga Baxay

Ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ku sugnaa magaalada Baardheere ayaa lagu soo waramayaa in ay...

Maamulka Galmudug oo Beeniyey Qoraal Lagu Baahiyey Baraha Bulshada oo Sheegayey Iney Taageertey Xulufada Sacudiga

Maamulka Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraal lagu baahiyay baraha bulshadu kuwada xiriiraan kaa oo ku saabsanaa in Galmudug taageertay go’aanka wadamada...

Xogheynta Golaha Shacabka oo Sheegey In uusan Jirin Wax Mooshin ah oo Laga Gudbiyey Xukuumada

Maamulka Golaha Shacabka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay in Xildhibaano ay Guddoonka Golaha Shacabka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah Xukuumada Soomaaliya. Maamulka Golaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img