Idaacada VOA ayaa habeenimadii xaley waxaa ay wareysi la yeelatey wasiirka amniga maamulka Shariif Xasan kaasoo ay ka wareysatey warqad qoraal ah oo maalintii shaley kasoo baxay xafiiska shrif xasan taasoo uu ku sheegey in uu ku biirey xulufada sacuudiga iyo imaaraadka.
Bal nala dhegeysta wasiir Xasan oo jawaab u waayey dhamaan suaalahii ay VOA weydiisey isagoo kolba gidaar aan jirin isku garaacaya.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
