Senetor Al Franken oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga ee dalka Maraykanka lagana soo doorto gobolka Minnesota ee Soomaalidu ku badan tahay ayaa Washington DC...
Gudoomiyaha Baaralamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir, ayaa wuxuu sheegay in laga dhigay Xabsi guri oo loo diiday inuu ka baxo Madaxtooyadda Maamulka Galmudug...