Dhegeyso:Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka Somaliya oo Xaley Virginia Kula Hadley Jaaliyada Somaliyeed

0
40

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali (Khayre) ayaa xalay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika kula hadlay gobolka Virginia ee dalka Mareykanka.

Khayre ayaa ka hadlay wixii u qabsoomay mudadii ay jirtay Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan Xukuumadda uu Ra’iisul Wasaaraha ka yahay, arrimaha amniga, dib u dhiska dalka iyo arrimo kale oo fara badan.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka wuxuu kala hadlay arragtida waxyaabaha ay jeclaan lahaayeen in Dowladda ay ku biiriyaan, si loo gaaro hormaro iyo hiigsi cusub.

Reysulwasaare Kheyre

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Reysulwasaare Kheyre Mobil