WARARKA

Taliyaha Ciidamada Dowlada Turkiga o Maanta Muqdisho Soo Gaarey

Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka soo degay taliyaha guud ee ciidamada Turkiga Hulusi Akar iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxaa taliyaha iyo wafdigiisa...

Alshabab oo Saaka Aroortii Weerar Kusoo Qaadey Saldhig Ay Halkaasi Ku Lahaayeen Ciidamo Beeleedyo Ku Labisan Dareyska Dowlada

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab ay weerar is qarxin iyo mid toos ah ku qaadeen...

Dhegeyso: Wasiirka Arimaha Dibada Yusuf Garaad oo Ka Warbixiyey Safarka Ay Ku Tegeen Dalka Sacuudiga

Wasiirka arimaha dibada xukuumada federaalka oo safarkii madaxweynaha ku tegey dalka sacuudiga ku wehliya ayaa maanta waxaa uu wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Idaacada...

Wasiirka Wasarada Amniga Gudaha oo Sheegey in Rag Loosoo Qabtey Dilkii Loo Geystey Xoghayihii Ururka Haweenka Qaranka

Wasiirka wasaarada amniga gudaha Maxamed Abuurkar Isloow iyo taliye ku-xigeenka ciidamada booliiska Soomaaliyeed Jen Mukhataar Xusseen Afrax ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay falkii...

Xildhibaanada Labada Aqal ee Laga Soo Doorto Deegaanada Galmudug oo Kulan la leh Axmed Ducaalle Geelle Xaaf

Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee dowladda oo gaaray magaalada Cadaado ayaa kulan la leh madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug noqday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img