Dhegeyso: Wasiirka Arimaha Dibada Yusuf Garaad oo Ka Warbixiyey Safarka Ay Ku Tegeen Dalka Sacuudiga

0
31

Wasiirka arimaha dibada xukuumada federaalka oo safarkii madaxweynaha ku tegey dalka sacuudiga ku wehliya ayaa maanta waxaa uu wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Idaacada VOA waxaana uu sheegey in safarkooda aan looga hadlin wax ku saabsan khilaafka u dhexeeya sacuudiga iyo qadarwarysigiina sidan ayuu u dhacay.

Yusuf Garaad

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Yusuf Garaad Mobil