WARARKA

Xukuumada oo Sheegtey In Lasoo Afjarey Weerarkii Shaley Ka Dhacay Hoteelka Naasahablood 2

Saraakiisha hay’addaha Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho oo kooxda alshabab ay shalay gudaha...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Warbaahinta Daafeet Media waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa dhamaan umada somaaliyeed gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Alaha u naxariistee...

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya oo Eedeyn Usoo Jeediyey Beesha Caalamka

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa qoraal uu ku qoray Wargeyska Mareykanka ee NY Times ayuu kusoo bandhigay xaaladda...

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta la Kulmey Madaxweynaha Dalka Turkiga

Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan dalka Turkiga ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalkaasi Rajib dayid Erdogan. Madaxweyne Erdogan iyo...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegey Iney Ka Shaqeynayaan Sidii Gawaarida Xamuulka Wado Gaar ah Loogu Sameyn lahaa

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo maanta la hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in maamulkiisu qorsheynayo in hal waddo oo kaliya isticmaalaan gadiidka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img