Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
31

Warbaahinta Daafeet Media waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa dhamaan umada somaaliyeed gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Alaha u naxariistee Madoobe Nuunow Maxamed oo runtii ahaa nin si weyn uga qeyb qaateysidii somaliya oo dhan uga soo kaban laheyd dhibaatada aan dhmaadka laheyn.

Hadeynu nahay bahda daafeet media waxaan leenahay ilaahey ha u naxariisto janadii fardowsa ilaahey haka waraabiyo qabrigiisana waasac ilaahey ha uga dhigo gacantii disheyna xaqeeda ilaha ka jaasiyo.