WARARKA

Shariif Xasan oo Amar Ku Siiyey Taliyaha Cidanka Boliska Gobolka Bay In La Xero Xafiiska Gudomiyaha Maxkamada Sare ee Maamulka K/Galbeed

Taliyaha Booliska Gobolka Baay Korneyl Mahad C/raxmaan Aadan, ayaa la sheegay in uu is hor istaag bareer cad ah uu ku sameeyay shaqada xafiiska...

Kulankii Khamiislaha Ahaa ee Golaha Wasiirada Ayaa Maanta Waxaa Lagu Soo Qaatey Dhowr Qodob oo uu ugu Horeeyo Qarixii Isgoyska Zoobe

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahaa oo uu shir-guddoominayey Reysulwasaare ku xigeenka Mahdi Mohamed Guled (Khadar). Arrimaha diirada...

Dowlada Federaalka Somaliya oo Isbedel Ku Sameyneysa Qaar Ka Tirsan Safiirada Somaliya u Fadhiya Dibada

Dowlada federaalka somaliya ayaa waxaa ay warqado u dirtey 8 safiir oo kala jooga dalaka Jabuuti, China, Uganda, Sudan, Kuwait, Qatar, Abu Dhabi iyo...

Reysulwasaraha Xukumada Federaalka Xasan Cali Kheyre oo Maanta u safrey Dalka Turkiga

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dowlada Turkiga. Ra’iisul wasaaraha ayaa...

Amison oo Lagu Soo Weerarey Ayagoo Maraya Inta u Dhexeysa Deegaanka Carbiska iyo Lafoole

Dagaalyahano loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab ayaa saaakay weerar Dhabo-Gal ah ku qaaday ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img