Dowlada Federaalka Somaliya oo Isbedel Ku Sameyneysa Qaar Ka Tirsan Safiirada Somaliya u Fadhiya Dibada

0
32

Dowlada federaalka somaliya ayaa waxaa ay warqado u dirtey 8 safiir oo kala jooga dalaka Jabuuti, China, Uganda, Sudan, Kuwait, Qatar, Abu Dhabi iyo Zambia kuwaasi oo lagu amrey in mudo 30 cisho ah ay dalka gudihiisa kusoo galaan si xilka loogu wareejiyo safiirada cusub ee la donayo in halkaasi loo magacaabo.