Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa sheegtay in howlgalo ay ka fuliyeen magalada muqdisho ay kusoo qabteen mid ka mid ah raggii ka dambeeyay...
Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa soo dhaweeyey Go’aankii shalay kasoo baxay Golaha Aqalka Sare ee ku aadana in dowladda Soomaaliya ay ka jawaabto Cabashadda...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii shalay ka kala dhacay...