Dhegeyso: Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed Nuur oo Sheegey Inuu Handadaad Kala Kulmay Madaxda Dowlada

0
107

Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa warbaahinta u sheegay in uu Madaxda dowladda Soomaaliya Hanjabaad kala kulmay.

Waxaa uu sheegay in 48 saac ee lasoo dhaafay dhanka Xukuumadda uu kala kulmay Handadaad ballaaran oo loogu sheegayay in uu ka baxo Arrimaha Maaliyadda oo uu maalmihii lasoo dhaafay ku howlanaa.

Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed