Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada oo Soo Dhaweeyey Go,aankii Kasoo Baxay Aqalka Sare

0
79

Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa soo dhaweeyey Go’aankii shalay kasoo baxay Golaha Aqalka Sare ee ku aadana in dowladda Soomaaliya ay ka jawaabto Cabashadda ay qabaan maamulada , islamarkaana la xaliyo tabashadda maamul goboleedyadda.