daafeet.com
Dhegeyso: Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed Nuur oo Sheegey Inuu Handadaad Kala Kulmay Madaxda Dowlada
Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa warbaahinta u sheegay in uu Madaxda dowladda Soomaaliya Hanjabaad kala kulmay. Waxaa uu sheegay in 48 saac ee laso…