Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Ku Baaqay In Dalka Aan Dib Loo Celin

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka digay in Soomaaliya ay xilliggaan faraha la gasho Cakirnaan Siyaasadeed, islamarkaana waxyaabihii maalmihii lasoo dhaafay...

Dhegeyso: Xildhibaanada Aqalka Sare oo Dacwo Ka Ah Xukuumada

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in Cabasho ka yihiin Madaxtooyadda Soomaaliya oo ay sheegeen in...

Dhegeyso:Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan Joodax oo Ka Jawaabay Eedeyntii Kasoo Yeertey Maamulka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Aweys Sheekh Cabdulaahi ayaa sheegay in howlaha Garsoorka Gobolka Banaadir ay ka wadi la’yihiin Xildhibaano mar walba soo fara...

Dhegeyso Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Eedeyn Usoo Jeediyey Xildhibanada Qaarkood

Gudoomiyaha Maxkamada ee Gobolka Banaadir Dr Aweys Sheekh Cabdulaahi oo maanta ka qeybgalay aqoon kororsi loo qabtay laamaha amaanka, xubno ka socday degmooyinka gobolka...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegey In La Mideyn Doono Cashuuraha

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wasaaraddiisa ay dadaal badan ku bixinayso...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img