Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in Cabasho ka yihiin Madaxtooyadda Soomaaliya oo ay sheegeen in mararka qaarkood lagu dhibo.
Xildhibaanada ayaa sheegay in Madaxtooyadda aysan aqoonsaneyn Xildhibaanada Aqalka Sare, islamarkaana marar qaarkood ay la kulmaan dhibaato.
Aqalka Sare ayaa waxaa uu jiraa wax yar ah Hal Sano iyo bar, waxaana dadka qaarkood ay ku wareersan yihiin shaqooyinka ay qabtaan.
