Dhegeyso:Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan Joodax oo Ka Jawaabay Eedeyntii Kasoo Yeertey Maamulka Gobolka Banaadir

0
556

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Aweys Sheekh Cabdulaahi ayaa sheegay in howlaha Garsoorka Gobolka Banaadir ay ka wadi la’yihiin Xildhibaano mar walba soo fara galiya kiisaska dacwadaha ee ay qabato Maxkamada Gobolka Banaadir.

Sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. yariisow) ayaa asigane sheegay in uu ka shaqeyn la’yahay Wasiiro, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin, kuwaasi oo uu tilmaamay in ay wataan dano gaar ah oo ay doonayaan in loo shaqaaleysiiyo.

Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan Joodax oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay eedeeyntaas loo soo jeediyay xildhibaanada wuxuuna sheegey ineysan ahay wax jira.

Warsame-Joodax

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Warsame-Joodax Mobil