Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Maamulka Puntland oo Ugu Baaqay Ardeyda Wax Ka Barata Somaliland Iney Isaga Soo Baxaan

Guddiga Difaaca maamulka Puntland ayaa mar kale ku eedeeyay maamulka Somaliland in ay dabada ka riixayaan dagaallada ka socda degaano ka tirsan maamulka Puntland. Wasiirka...

Dhegeyso: Wasiirka Wasarada Maaliyada oo Ka Hadley Qaabka Mushaar Bixinta Ciidamada

Wasiirka Wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay wax-yaabihii u qabsoomay wasaarada maaliyada bishii la...

Dhegeyso: Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Laga Wareystey Dilalka Ka Dhaca Magalada Muqdisho

Dilal qorsheysan ayaa maalin walba ka dhaca magalada muqdisho dilalkaas oo aan jirin ruux loo soo qabto dalalkaas oo inta badan loo geysto Odayaalsha,...

Dhegeyso: Madaxweynaha oo La Hadley Shacabka Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Magaalada Muqdisho iney la shaqeeyaan hay’addaha amaanka. Madaxweynaha ayaa sheegay in amniga caasimada keliya...

Dhegeyso: Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka oo ka Hor Yimid Halkudhigii Dowlada ee Ahaa ”Nabad Iyo Nolol”

Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudeey ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aheyn halka ku dhigga Nabad iyo Nolol. Waxaa uu sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img