Dhegeyso: Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Laga Wareystey Dilalka Ka Dhaca Magalada Muqdisho

0
36

Dilal qorsheysan ayaa maalin walba ka dhaca magalada muqdisho dilalkaas oo aan jirin ruux loo soo qabto dalalkaas oo inta badan loo geysto Odayaalsha, Siyaasiyiinta iyo welliba dad rayid ah oo ka shaqeeya xafiisyada dowlada.

Si wax looga ogaado arimahaas oo dhan ayaa idacada VOA waxaa ay wareysi la yeelatay Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Wuxuuna ka Yiri.

Maxamed Cumar Dalxa