Dhegeysiga Codadka

Dhageyso: Aqoonyahanad Faayow oo Ka Wareysanay Xaladihii Ugu Danbeeyay ee Magaalada Baydhabo

Waxaan saaka wareysi dheer la yeelanaya Aqoonyahanad Faadumo Maxamed Xuseen (Faayow) oo kamid ah qurbajooga ka qeybgalaya shirweynaha ka socda Magaalada Baydhabo. Faayow ayaa inoo...

Dhegeyso:-Ugaas Xasan Cabdi oo Beesha Caalamka ugu baaqey iney kasoo qeyb galaan kulanka baydhaba ka socda

Shirka maamul u sameynta koonfur galbeed ayaa dhawaan lasoo gabagabeeyay wejigiisii koowaad ayadoo hatan loo guda galayo wejigii labaad ee kulanka ayaa kulanka waxaad...

Dhegeyso:- Aqoonyahanada kasoo jeeda Gobolka Shabeelha Hoose oo sheegey ineysan aqbali karin wax ka yar Lex Gobol

Aqoonyahano kasoo jeeda Gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegey in ey baydhabo u joogaan sidii loo sameyn lahaa maamul goboleed ka kooban lex Gobol wax...

Dhegayso..Xildhibaanad Sareedo oo ka digtay Khatarta Shariif Sakiin iyo kooxdiisa.

Xildhibaanad Sareedo Maxamed Cabdi oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka fedraalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan Baydhabo ayaa waxay ka digtay koox ay...

Dhegeyso:- Qarax aad u weyn oo xaley ka dhacay Degmada Afgooye

Wararka kol aan ka helney Degmada Afgooye ee ka tirsan  Gobalka shabeelaha Hoose ayaa shegaya in uu xaley uu Qarax xoogan oo khasaare geeystay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img