Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Xildhiban Adan Madoobe oo ka hadley shirkaka socda Magalada Baydhaba

Xildhibaan Shiikh Adan Maxamed Nuur Madoobe oo kamid ah Xildhibanada baarlamaanka Somaliya isagoo ka hadlaya halka uu marayo shirka maamul u sameynta gobolada koonfur...

Dhegayso..Maamulka Axmed Madoobe oo dowlada Itoobiya u digtay

Gudoomiyaha KM ah ee Maamulka Juba Axmed Madoobe ayaa magacaabay maalin-nimadii shalay shaqsiyaad lagu sheegay inay yihiin wasiirada maamulkiisa xili wali aanan si rasmi...

Dhegeyso:- Gudoomiyihii hore ee degmada Qoryoolay oo Arimo badan oo xasaasi ah ka waramay

Gudoomiyahii hore ee  maamulka Dowlada degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose  Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (Shaam Qoryooleey) ayaa waxa uu baaq u jeediyay Shacabka gobolka...

Dhegayso…Madaxa Amniga degmada Afgooye oo sheegay in Amniga Afgooye uu faraha ka baxay

Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose Mahdi Axmed Xasan ayaa waxa uu maanta markii ugu horaysay uu ka dhawaajiyay in...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

        ---Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya oo bilaabay ka doodista Nidaamka Axsaabta Badan ee dalka ---Wasiirka maaliyada oo ka war bixiyay shir uu kaga soo qaybgalay dalka Biljamka. ---Gudoomiye...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img