Dhegeysiga Codadka

Wasiirka Arimaha Dibada Fowsiya Xaaji Adan oo been abuur ku tilmaantey lacag la sheegey iney lunsatey

Wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa war been abuur ah ku tilmaantay warar si qaldan loogu baahiyay bogaga Internetka oo ahaa in wasaaraddu ay...

Dhegayso..Gudoomiyaha gobolka Baay”Ciidamada Itoobiya uma imaan Dalxiis”

Waraka caawa ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa waxay ku waramayaan in gabal dhacii maanta magaalada Baydhabo ay soo galeen ciidamo kuwa...

Dhegayso…Madaxweyne Xasan oo si ciyaal suuqnimo ku jirto ula hadlay Dhaqanka Digil iyo Mirifle.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa waxa uu maanta markii ugu horeysay ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirka Dhamaystirka iyo Turxaan bioxinta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee...

Dhegeyso:- Gudoomiye Kuxigeenka Dhanka amaanka Gobolka Sh/hoose oo ka been abuurtey dagaalo ka dhacay deegaano hoos taga Degmada Awdheegle

Dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidamadan labisan dareeska Dowladda iyo ciidamada madani ah ayaa ka soconayo Tuulooyin ay kamid yihiin Aybutooy iyo Busleey oo...

Dhegeyso:- Faahfaahin ku saabsan Dagaal xaley ka dhacay Magalada baydhabo

Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo dagaalkii xalay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img