Dhegeyso:- Gudoomiye Kuxigeenka Dhanka amaanka Gobolka Sh/hoose oo ka been abuurtey dagaalo ka dhacay deegaano hoos taga Degmada Awdheegle

9
294

awdheegleDagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidamadan labisan dareeska Dowladda iyo ciidamada madani ah ayaa ka soconayo Tuulooyin ay kamid yihiin Aybutooy iyo Busleey oo ka tirsan degmada Awdheegle ee  Gobolka Shabellaha hoose.

Gudoomiye Kuxigeenka Dhanka amaanka Gobolka Sh/hoose ee Dowladda Soomaalia Axmed Cumar Max’ed Mudane ayaa Warbaahinta u sheegay in Dagaalka ay soo qaadeen Gudoomiyaasha Marka iyo Nr.50 ee Gobolka Shabellaha Hoose sheegeyna in halkaasi dad ku laayeen.

Warar xoogagaal ah oo eynu ka heleyno deegaanada lagu dagaalamey ayaa waxaa ey ku waramayaan in uu dagaalka u dhexeeya ciidamo madaniga ee deegaanka iyo kooxo ku labisan dareyska dowlada oo u abaabulan qaab beeleed oo garab qaar ka mid madaxda maamulka gobolka shabeelaha hoose ee dowlada sida gudoomiye ku xigeenka arimaaha amniga oo isagana kasoo jeeda gobolka galgaduud.

Dhibaatooyinka soo noqnoqdey ee ka taagan gobolka shabeelaha hoose ayaa dhabtii waxaa ey salka ku hayaan beelaha deegaanka oo u kacay xuquuqdooda in ey ka dhacsadaan hororka duulaanka ku ah gobolka.

 

Gudomiye ku xigeen Axmed Cumar Max’ed Mudane

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Gudomiye ku xigeen Axmed Cumar Max’ed Mudane Mobil

 

Daafeet.Com

 

9 COMMENTS

  1. war hadaad tihiin webka daafeet fadlan ku sheega ninka inuu yahay hogaamiye maleeshiyo qabiileedka meesha aad ka leedihiin gudoomiyaha ma nin digilaa,ma nin biimaalaa mise nin 12 koofiye ka tirsan oo gobolka kasoojeeda waa maya naga daaya marka

  2. Qolooyinkan digil iyo Mirifle gobalka shabeelada hoose magac u yaal ayaad ka tihiin inta yar aad ka degtaan hawargidir ka xureysta anaga buulomareer iyo baraawe waan xureysan doonaa inshaalah xitaa qoryooleey anagaa idinkaga badan xagey joogeen ciidamo madani oo ay digil leeyihiin dadkiina dhinac ka raaca

  3. http://Www.daafeet.com wad mahadsan tihiin balse aqoonsashada mooriyaanta ka daaaya Wuu Sheegtaa Gudoomiye ku xigeen ee ma ahan Xitaa hadey dowladda usoo magacowdo inaga managu soconaayo hadaa nahay Shacabka Sh/hoose waxaan idinka codsanayaa inaad warka saxdaaan wax gudoomiye ku xigeen uu mudane yahay ma jirto ma ahan mana ahaan karo

  4. digil sida ay u hadliin cadowga tanimo ayaaba ku jirto waxuu leyahay arag gadoomiyaha marko iyo kan n50 so wareray kulahaa maxaa habar gidir in aad sheegtaan waad ka baqeysa miyaa ceeb alah adin ku rido ma adin dhih karee bisinkow war runta isheeg biimaal vs habar gidir dhih

  5. barawe hoyada maa iska leh awey rer barawe manoritiga iska qabta ama anaga aya idinka qabaneyno shabelha hoose dhan mesha aad ka dagtiin tulada nr 50 iyo xafad kamid ah marka oo idinla dagan rer xamr dad ka badan iyo dadba wey ku qadan marka kafirso dadka isku tageyso mel walba ana ka jiro dhexdeyda aya ku jirta

  6. Sheekada micnaha laheyn iyo fadhi ku dirirka iska daaya gobolka ninka iska leh kaaley oo dagaalan oo cadowga iska dici hadaad wax sheeganeyso hadii kale iska aamus shacab iska noqda cadowgana halagaa dhiciyo

  7. sxb, meel kale iskadhaafe Ceelwareegow iyo N50, keliyaa kugu filan, mother fucker, yaanahay manataqaan, intaan idnka jeedno oon kaaleex leexanaynay, baad cabsi moodeen wlhi ayan ku dharanee Dhegtaa dhiiga laguu dari, Mukulaalna Minikeedey miciyo Libaax ku leedahay, hadaba ninkii dhoof kluyimidbey geerida dhibaysaa Biyo qaboow ayaa kaasoo horeeyee so qamaam, Walee haday habargir ka waantoobi weyso, taariiqdey geli, Jidkii ajuuraan marey bey si fudud umareysaa, Biyaal Gumac Olalayuu laguclaynayaa Godin aflehna Wuu kugu goobayaa Geedkaad gashana Wuu Goynayaa, Ogowse, Goobtii kastey kaa gacan sareyn Godkaad qodoto Buu kugu Gubahayaa Guushana Isagaa leh,

Comments are closed.