waxaan talo siinaa raisul wasaaro cusub inuu badalo labo wasiir oo dhibka ka socda soomaali waa amin daro iyo nololxumo iyo dulmiga laga gudbin iyo kan sadexaad waa kan gobolka banaadir mayerka inuu badalo sadexdan hadii badali waayo soomaali wax isma badalaayo dhibkii ayaa tagnayaa dhibka ka socda amni dari gobolka banaadir iyo amni darida soomaaliya haysato waa sadexdan wasirka arrimaha gudaha iyo qaranka wasiirka gashandhiga iyo mayerka gobolka banaadir sindiko hadii badalo sadexdan qof soomaali iyo nabad sugan ka soo qaad dagalkii ka dhacay shabeelaha hoose oo dad lagu laayey oo shacab ahaa waxaa ka dambeeyey indhacade oo adegsadey magac dowladedd dhib kale oo shacabka haysto waa gurigooda amni kuma helan shacabka gurigiisa haduu rabo gurigiisa waa la haystaa gudoomiyaha gobolka banaadir kama hadlo inuu sharci soo dajiyo marka sadexdan qof waa inaa la badalaa shacabkii la xasuuqay waxaan dhihi karaa wasirka arrimaha gudaha iyo qaran iyo hubka la isticmaalay iyo magac mileteri la isticmaalay waxaa ka mas uul ah wasiirka gashandhiga taalo wanagsan iyo dulmiga la qabto allah raali kama aha dulmiga
wax kale oo jirto an soo sheegaa gudoomiyaha gobolka banaadir inuu dadkii shacabka ahaa guryahooda ku amaray inay sadex bilood ku dhistan hadii kale waalala wareegayaa shacabka oo intaas sano la dulmiyey hadana wuxuu rabaa inuu gurigooda bililiqsado waxaas waxxan u arkaa muuryan inuu yahay shacabka waxaa isweydin ah shacabka guryahooda ayaga mey dumiyen ama waa laga dumiyey shacabka mahaystan lacag ay ku dhistan suaasha waxeey noqon kartaa haa ama maya marka shacabka hadii haysanini lacag ay ku dhistan gurigooda marka shacabka waxaan dhihi lahaa inaan la dulmin hadii kale amni allah makeenayo hadii dadka la dulmiyo shacabka inaa la raali galiyo
Raisal wasaraaha waxba ma bedeli ksro waxaaa heshiis loola soo galay sidii wax liogu dhiibi inuu u fuliyo garguurte waaye dhibka
La arki doone
One Faqash Out, another Faqash In……………….Viva D&M

Comments are closed.