Afhayeenka odey dhaqameedyada koonfur galbeed Malaaq daarow oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadley dhibaato uu sheegay in Maamulka Puntland ay ku hayaan shacabka...
Maamulka puntland in mudo ahba dhibaatooyinlixaad leh ku heyey barakacayaasha kasoo jeeda koonfur galbeed ee ku nool deegaanadooda ayadoo sida la sheegey qaar badan...