Dhegeyso Cabdiwali Gaas oo Madaxweynaha Inuu Fashiliyo Heshiiskii Shaley Ay Puntland La Gashey Beesha Caalamka iyo Dowlada Federaalka

0
113

Madaxweyha maamul goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Cambareeyay Hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Shalay galab xili sii horaysay soo saaray Warsaxafadeed walac xoggan geliyay Madaxda Puntland kaaso hakad geliyay xili la filayay Raisulwasare Sharmarke iyo Madaxda Puntland in ay kala saxiixdan wixii ay ka doodayeen maalmihii ugu dambeeya.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Cabdiweli Gaas

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdiweli Gaas Mobil