Madaxweynihii hore maamulka goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud(Faroole) oo manta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland Ayaa sheegay in uu Yahay Musharax u Taagan Qaabashada xilka Madexdtinimo ee soomaaliya 2016 isla markaana aad uga soo hojeedo hishiiskii ay wada galeen puntland iyo beesha caalamka.
