Dhegeyso:-Xildhibaan Kasoo Jeeda Beelaha Digil Iyo Mirifle Oo Maamulka Puntland Ugu Baaqey Iney Ka Waantooobaan Waxyeleynta Shacabka Digil iyo Mirifle ee Ku Nool Puntland

0
297

Maamulka puntland in mudo ahba dhibaatooyinlixaad leh ku heyey barakacayaasha kasoo jeeda koonfur galbeed ee ku nool deegaanadooda ayadoo sida la sheegey qaar badan ka dheceen hantidooda qaarna ay ku eedeeyeen iney ka tirsan yihiin alshabab xabsiyadana ku gureen, Dhuibaatooyinkaas ayaga ah ayaa markii ugu horeysay waxaa maanta ka hadley xildhibaan kasoo jeeda koofur galbeed oo lagu magacaabo Xildhibaan Mayow Xuseen waxaana uu maamulka puntland u sheegey iney nabad geleyaan shacabka u barakacay deegaanadaas.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa

Xildhibaan Mayow Xuseen

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Mayow Xuseen Mobil