Ganacsatada kasoo jeeda gobolada koonfur galbeed ee somaliya ee ku nool magalada hargeysa ayaa waxaa ay deeq lacageed oo dhan 4000 oo dollarka mareyka ay gaarsiiyeen gudiga abaaraha somaliland waxaana deeqdaasi gudoonsiiyey gudoomiyaha jaaliyada koonfur galbeed ee hargeysa mudane Cabdullahi Macalin cali.
