Dhegayso: Malaaq Deeroow oo ka qaylo dhaamiyay Gumaadka maamulka Puntland uu ku hayo dadka kasoo jeeda KoonfurGalbeed

0
171
download
Malaaq Deeroow oo ka qaylo dhaamiyay Gumaadka maamulka Puntland uu ku hayo dadka kasoo jeeda KoonfurGalbeed
Malaaq Deeroow oo u waramay Warbaahinta Wadajir ayaa sheegay in Puntland looga baahanyahay masuuliyad sidoo kalana arintaan ay ka jawaabto.
Halkan ka dhegayso: Maaq deerow