Dhegeyso:Cabdiweli Gaas oo Difaacaya Hishiiska uu La Galey Beesha Caalamka iyo Xukuumada Federaalka

0
123

Madexweynaha Maamul goboleedka puntland Cabdiwali Maxamed Gaas ayaa difaacay qaadashada 4.5 xili shacabka puntland wali ay diidan yihiin qaadashada nidaamka 4.5.

Madexweynaha Gaas ayaa sharaxay sababta ay puntland ay u aqbashay 4.5 waxuuna sheegay in aysan suurgal ahayn in puntland ay ka harto Soomaalida inteeda kale sidaas darteedna ay qasab ku noqotay in uu aqbalo 4.5.

Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.

Cabdiweli Gaas

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdiweli Gaas Mobil