Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Maamulka Shariif Xasan oo Soo Dhaweeyey Heshiskii Ay Dhawaan Wada Galeen Xukuumada Federaalka iyo Maamulka Puntland

Kulan ay shaley yeesheen golaha wasiirada maamulka Shariif Xasan uuna shir gudoomiynaayey Shariif Xasan ayaa looga hadlay heshiiskii ay wada galeen xukuumada federaalka somaliya...

Dhegeyso Shacab Dhac iyo Jirdil Loogu Geystey Degmada Afgooye ee Gobolka Shabelaha Hoose

In mudo ahba gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan degmada afgooye waxaa ka taagney ilaa iyo hadana ka taagan dhibaatooyin lixaad leh oo ay geystaan...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo Sheegey In Gobolka Banaadir Aan Lagu Wadan Karin Baabuur Aan Taargo Laheyn

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo warbaahinta la hadlaya ayaa waxa uu sheegay in xilligan wixii ka dambeeya la mamnuucay gawaarida aan taargada...

Dhegeyso: Nabadoon Reer Puntland Ah oo Shacabka Koonfur Galbeed u Qabtey in 15 Casho Kaga Baxaan Deeganada Puntland Hadii Kalana La Fara Saari Doono

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Cumar oo ka mid ah Nabadoonada Puntland ayaa waxaa uu dheegey in Cadowga dagaalka wajiyada badan leh ku soo qaaday Puntland...

Dhegeyso:-Odayaasha Degmada Buurhakaba oo Kasoo Horjeestey Maamul uu Shariif Xasan Dhawaan Halkaasi u Magacaabey

Waxgaradka iyo odayaasha Degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegay in aysan marna aqbalayn maamul uu dhowaan Shariif Xasan u soo magacaabay degmadooda. Malaaq Xaashi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img