Dhegeyso:-Maamulka Shariif Xasan oo Soo Dhaweeyey Heshiskii Ay Dhawaan Wada Galeen Xukuumada Federaalka iyo Maamulka Puntland

0
123

Kulan ay shaley yeesheen golaha wasiirada maamulka Shariif Xasan uuna shir gudoomiynaayey Shariif Xasan ayaa looga hadlay heshiiskii ay wada galeen xukuumada federaalka somaliya iyo maamul goboleedka puntland.

Wasiirka warfaafinta maamulka Shafiir Xasan, Xasan Cabdi Maxamed oo kulnkaasi kaddib saxaafadda l ahadlay ayaa sheegay in maamulkooda ay soo dhaweynayaan heshiiskii ay wada galeen xukuumada federaalka iyo maamul goboleedka puntland.

Hadaladiisiina waxaaka mid ahaa.

Maamulka Shariif Xasan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maamulka Shariif Xasan Mobil