admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso Wasiirka Amniga oo Sheegay In Ciidan Boliis ah Loo Tababari Doono Gobolka Shabelaha Hoose

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dejisay qorsho ay Ciidamo ugu tababareyso Gobolka Shabeellaha...

Abwaan Maxamed Cabdullahi Sangub oo Ku Geeryoodey Magalada Adis-ababa ee Dalka Itoobiya

Allaha u naxarisitee waxaa Saakay magalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday abwaankii Soomaaliyeed Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub, waayadii ugu danbeeyayba xanuunsanaa. Abwaanka ayaa...

Dhegeyso: Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan oo Faahfaahin Ka Bixiyey Gacan Ku Dhiiglayaashii Lasoo Qabtey

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan aya faah faahin ka bixiyay howgallo ka dhacay deegaano ka tirsan Maamulkaas,kuwaas oo lagu soo qabtay...

Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Qaarada North America oo Baaq u Diray Shacabka Reer Koonfur Galbeed ee Ku Dhaqan Galmudug iyo Puntland.

Kulan ay habeenkii xalay isugu yimaadeen jaaliyada koonfur galbeed ee Qaarada North America ayaa ka dhacay Magalada Buffalo ee dalka mareykanka, Kulankaasi oo diirada...

Maamulka Galmudug oo Sheegay Iney Soo Qabteen Qaar Ka Mid Maleeshiyaadkii 4ta Dhalinyaro Ku Diley Duleedka Magalada Dhuusamareeb

Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in howlgal ay kasameeyeen duleedka Magalada Dhuusamareeb Ciidamada Nabadsugida Galmudug ay gacanta kusoo dhigeen rag lagu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img