Dhegeyso Wasiirka Amniga oo Sheegay In Ciidan Boliis ah Loo Tababari Doono Gobolka Shabelaha Hoose

0
30

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dejisay qorsho ay Ciidamo ugu tababareyso Gobolka Shabeellaha Hoose,kuwaas oo ka qeyb qaadanaya sugida Amniga deegaanada Gobolkaas.

Wxa uu sheegay wasiirka in Ciidamadaas laga soo qori doono deegaanada kala duwan ee Gobolka Shabeellaha Hoose, isla markaana tababarkooda kadib ay dib ugu laban doonaan deegaanadooda si ay amniga u xaqiijiyaan.