admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynihii hore ee Sudaan oo lagu xukumay laba sano oo xarig ah

Fadhiga maxkamadda waxaa markii hore harreeyay dibadbaxayaal taageersan Cumar Xasan Al-Bashiir kuwaas oo qeylo billaabay markii uu Garsooraha ku dhawaaqi lahaa xukunka. Waxaa ay ku...

Wasiirka arimaha gudaha oo sheegay in la dedegin joono dhismaha maamul u sameynta galmudug

Dowladda Soomaaliya ayaa dardargalineysa qorshaha dhismaha maamulka Galmudug oo marar badan oo hore dib u dhacay kadib khilaaf soo kala dhaxgalay Dowladda Soomaaliya iyo...

Madaxweynaha dalka Zambiya oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka somaliya ee zambiya

Madaweynaha dalka Zambia ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee dalkaas, Marwa Xaawo Xasan Maxamed. Safiiradda ayaa ugu horreyn dhambaal iyo Salaam ay ka...

Maamulka koonfur galbeed oo maanta odayaasha daqanka kala hadlay soo xulista xildhibanada cusub

Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maanta Magaalada Baydhabo waxaa uu kulan kula qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur galbeed, kaasoo looga hadlay soo xulista Xildhibaanada...

Markab saliid siday oo lagu heystey xeebaha puntland oo lasii daayey

Burcad-badeedda Soomaalida ayaa sii daayay markab weyn oo saliid siday iyo 8 shaqaale ah oo u dhashay Sri Lanka, kuwaas oo maalmo kahor ay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img