admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaaraha oo soo dhaweeyy heshiska laga gaaray maamulka Galmudug

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ). Heshiiska oo ku yimid...

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey hindiso sharciyeedka difaaca qaranka

wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca qaranka Soomaaliyeed oo golaha usoo gudbisay...

Xukuumada iyo Ahlusuna oo ka heshiyey arimaha maamul u sameynta Galmudug

Wasaaradda Arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis laga gaaray arrimaha Maamulka Galmudug. Qoraalka Wasaradda ayaa...

Maamulka Hirshabele oo Sheegay In aan la aqbali doonin mudo kororsi doorashada 2021

Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saaray qoraal ka kooban Lix qodob kasoo la xiriira mowqifkooda ku aadan doorashooyinka la filayo inay...

Golaha Baarlamaanka oo Maanta Mar kale ka doodaya sharciga doorashooyinka

Waxaa Goor dhoweyd Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ka furmay kulankii 21_aad Kal-fadhiga Lixaad. Kulanka waxaa Shir Guddominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img