
Wasaaradda Arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis laga gaaray arrimaha Maamulka Galmudug.
Qoraalka Wasaradda ayaa waxaa lagu sheegay in Ahlusunna 20 (labaatan) Xildhibaan looga ogolaaday in laga siiyo Baarlamaanka Cusub ee Maamulka Galmudug oo ka koobnaan doona 89 Xubnood.
