admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka arimaha gudaha oo sheegey in maalinta khamiista la qaban doono bananbax looga soo horjeedo xadgudubka dowlada itoobiya

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka jawaabtay dalabkii shacabka, ayna...

Maamulka koonfur galbeed oo hakad gelisay wejiga labaad ee la dagaalanka alshabab

Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galey dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, kadib markii uu Cabdicasii Laftagareen is hortaagay...

Madaxweynaha oo maanta booqdey xarunta taliska ciidanka xooga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...

Dowlada federaalka oo cambaareysey falalka uu maamulka somaliland kula kacayo dadka ka hadley heshiiska itoobiya iyo somaliland

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay talaabooyin Somaliland ay kula kacday qaar ka mid ah dadkii ka horyimid heshiiskii badda ee madaxweynaha...

Dowlada jabuuti oo markii ugu horeysay ka hadley heshiiska itoobiya iyo somaliland

Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay khilaafka culus ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiis bilawgii bishan Adis Ababa ku dhexmaray...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img