admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Midowga musharixiinta oo codsadey in la balaariyo kulanka dowlada iyo maamul goboleedyada

Xubnaha Midoobay Musharixiinta Madaxweynaha Soomaliya ayaa ka hadlay shirka Madaxda dowlada iyo dowlad Goboleedyada uga furmaya Magaalada Dhuusamareeb, iyaga oo soo jeediyay lix qodob...

Alshaab oo sheegetey in weerarka ay ku qaadey hoteel afriik ku bartilmaameysaneysay generaal galaal

Qoraal ay soo dhiggeen Al-shabaab bogga Internetka ay ku leeyihiin ayeey ku sheegeen in bartilmaameedkooda koowaad weerarkii ay ku qaadeen shalay hotelka Afrik uu...

Dabley gudaha u gashay hoteel afriik xabado laga maqlaayo gudaha hoteelka

Kooxo hubeysan ayaa ka dagaallamaya gudaha hoteelka Afrika ee Muqdisho ka dib markii Qaraxyo ismiidaamin ah ay ka dhaceen Afaafka hore ee Hoteelka. Ciidanka sida...

War deg deg ah qarax goor dhaw ka dhacay agagaarka hotel afriik

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Muqdisho gaar ahaan meel u dhow Hoteelka Afriik oo ku yaalla Wadada Aada Garoonka Diyaaraddaha Aadan Cadde ee...

Tuulooyin ka tirsan degmada walaweyn oo go’doon ku jira.

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleyno degmada walaweyn ayaa sheegaya in qeybo badan oo ka tirsan tuuloyinka degmada walaweyn ay go'doon ku...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img