admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha maamulka jubaland oo gaarey magalada dhuusamareeb

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Islaam ( Madoobe) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Dhuusamarreeb ee Caasimadda Galmudug, iyada oo halkaasi lagu soo...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo xaley kulan la qaadey gudoomiyaha aqalka sare

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Sheekh Axmed isla markaana ah Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ayaa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Labada...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan hor dhac ah la qaatey masuuliyiinta maamulada galmudug, hirshabeele iyo koonfur galbeed

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay shir gudoominaayey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Maaamul-goboleed ee ku...

Hoobiyeyaal xaley lagu garaacay magaalada dhuusamareeb

Inta la xaqiijinayo Afar ruux ayaa ku dhaawacantay tiro hoobiyayaal ah oo xalay saqdii dhexe lagu weeraray magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta maamul gobolleedka Galmudug,...

Reysulwasaare rooble oo ka qeyb galey janaasadii jeneraal galaal

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo xubno ka tirsan labada Golle ee dowladda ayaa ka qeybgalay salaada Jinaasada alle ha u naxariisteen...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img