admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Alshabab oo la wareegay gacan ku heynta deegaanka qalimow

Wararka ka imaanaya deegaanka Qalimow ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in goordhaw dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta...

Midowga musharixinta oo soo dhaweeyey warmurtiyeedkii kasoo baxay golaha wadatashiga

Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxa ay kusoo dhaweeyeen War murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga...

Qaramada midoobey oo ku boorisay in la dhaqan geliyo go,aanadii ay wada gaareen golaha wadatashiga

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay in Golaha Wadatashiga Qaran ay shalay gaareen is afgarad ku aaddan in la caddeeyo habraaca doorashada...

Midowga musharixiinta oo maanta ka qeyb galey kulanka golaha wadatashiga qaranka

Shirka golaha wadatashiga uga socdey magalada muqdisho ayaa maanta waxaa kasoo qeyb galey Xubno katirsan Midowga Musharaxiinta, waxaana kulankooda uga wada hadlayaan Dardargelinta Arrimaha...

Ciidamada dowlada oo mar kale looga digey ku dhex milmida siyaasada

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa markale waxaa uu uga digay Ciidamada xoogga dalka inay ku milmaam Siyaasadda. Qoraal uu soo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img