admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Howlgalo lagu fuliyey wadada xiriirisa jawhar iyo balcad oo lagu soo qabqabtey xubno ka tirsan alshabab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo katirsan qeybta 27aad ayaa howlgallo culus waxaa ay ka sameeyeen wadada xiriirisa Magaalada Jowhar iyo degmada Balcad...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka hirshabeele oo sheegey inay ayagu dalbadeen ciidamada

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa kasoo horjeestay go’aankii kasoo baxay golaha wasiiradda ee lagu amray in ciidamada la geeyay...

Wasiirka amniga oo ka hadley xernaanshaha qeyb ka mid ah suuqa bakaaraha

Wasiirka amniga xukuumada Soomaaliya Cabduulaahi Maxamed Nuur ayaa ka hadlay xirnaanshaha suuqa bakaaraha, kaas oo maalintii 3aad u xiran casnhuuro xad dhaaf ah ay...

Siyaasiyiin ka ka tirsan beesha xawaadle oo kasoo horjeestey ciidamada la geeyey magalada beledweyne

Qaar ka mid ah Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda beelaha Xawaadle oo uu qeyb ka ahaa wasiirka arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo shir jaraa'id...

Itoobiya oo markii ugu horeysay safiir u magacaabay somaliland

Dowlada Itoobiya ayaa wakiilkeedii Somaliland u joogay Amb Siciid Maxamed Jibriil u dalacsiisay safiir buuxa, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dalka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img