Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa Ahlusuna Waljamaaca ayaa saakay waaberigii ka bilowday magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug.
Wararka aan helayno...
Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo hadal jeedinta Musharaxiinta madaxweynaha, waxaana Maanta khudbadahooda Xildhibaanada...
Xerada Ciidamada cirka ee Teendhada Afisiyooni waxaa ka bilaabatay dhageysiga khudbadaha musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Maanta ilaa 20 Musharrax ayaa loo qorsheeyay in khudbadahooda jeediyaan,...