admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay agagaarka isgoyska km4

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goordhow ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa si weyn looga...

Qaar ka mid ah musharixiinta oo la filaayo in maanta hadaljeedintooka ka bilaabato xerada afisiyooni

Waxaa Maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ay ka bilaabato hadal jeedinta Musharaxiinta isku diiwaan galisay doorashada xilka...

Alshabab oo kolonyo itoobiyaan ah ku weerarey deegaano ka tirsan gobolka bakool

Xubno ka tirsan ciidanka alshabab iyo ciidamada itoobiyaanka ayaa waxaa uu dagaal culus ku dhex marey degaano katirsan Gobolka Bakool. Dagaalka ayaa waxaa uu ka...

Qarax lala beegsadey taliyaha ciidanka boliiska gobolka banaadir

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo Xalay fiidkii hore lala beegsaday kolanyo gaadiid ah oo uu la socday Taliyaha ciidanka Booliiska...

Alshabab oo weerar kusoo qaadey saldhig ay ciidamada dowlada ku lahaayeen deegaanka sabiib ee gobola shabelaha hoose

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Sabiid oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img