admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha ciidanka xooga dalka oo sheegey in ay alshabab ka daba geli doonaan meel walba oo ay galaan

Taliyaha ciiddanka xoogga dalka Soomaaliya, Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in aysan Alshabaab uga daba haridoonin meel kasta oo ay ku dhuuntaan. Taliyaha ciidanka...

Reysulwasaaraha oo sheegay in dib u habeyn lagu sameyn doono shaqaalaha dowlada

Raysal wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inay laga maarmaan tahay in dib u habayn ballaaran lagu sameeyo shaqaalaha dowladda. Raysal wasaare...

Dani oo si adag uga hadley xaalada magalada laascaanood

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war Qoraal ah kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. “Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo ka hadley xaalada magalaa laascaanood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo amniga...

Gudoomiyaha baarlamaanka iyo golaha badbaadada koonfur galbeed oo go,aano wada gaarey

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mar kale hoygiisa kulan kula qaatay siyaasiyiinta golaha badbaadada koonfur galbeed, waxaana laga wada-hadlay arrimaha...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img